Aabe Fal argagax leh u geestay cunug uu dhalay oo labo bilood jira (Sawirro)

Gobolka Imo ee koonfurta dalka Nageria waxaa ka dhacay fal dad badan ka argagaxeen, kaddib markii aabe lagu magacaabo Confidence Amatobi gacanta ka jabiyay cunug yar uu dhalay oo la sheegay in labo bilood kaliya jiro. Warbaahinta dalka Nageria ayaa tabinaya in aabahan arxanka daran uu cunugiisa aadka u yar gacanta ka jabiyay, kaddib markii … Continue reading Aabe Fal argagax leh u geestay cunug uu dhalay oo labo bilood jira (Sawirro)